Xaqa Alle adomadiisa uu Ku leeyahay?

 


S1- Alle muxuu noo abuuray ?

J- Alle wuxuu noo abuuray inaan cabudno oo aanan lawadajin cibaadada alle cidkale.Waxaa daliil u ah alle hadalkiisa ( الداريات :56) oo ah : jinni iyo insi uma a buurin iney aniga I cabudaan moyee . Nabigawuxuu yir  :  صلى الله عليه وسلم xaqa alle adoomadiisa uu ku leeyahay waa iney alle kaligiisa caabudaan eysan lawadaajin cibaadadiis qof kale   متفق عليه .

S2- Waa maxaay cibaado ?

J- cibaadadu waa magac  kulminayo wuxuu alle jecelyahay oo ah  hadalo iyo ficilo : sida baryada , salaada , gowraca . Alle wuxuu yiri:( (الأنعام162   ku dheh nabi Moxamedow صلى الله عليه وسلم , salaadeyda , gowraceyga, nolosheyda, geerideyda alle ayuu usugnaaday oo caalamiinta rabiga abuurtay , maamulo iska leh.  Nabiga صلى الله عليه وسلم   wuxuu alle ka wariyay : adoonkeyga iiguma soo dhawaanin shey lagaga jaceyl badan yahay waxaan ku waajabiyay   (حديث قدسي رواه البخاري)  .

S3- Sidee Alle u cabudeynaa ?

J-Waxaa alle u caabudeynaa siduu alle na amray iyo rasuulkisa muxamed صلى الله عليه وسلم )) waxaana u daliil ah hadalkii alle uu  ku yiri ( سورة محمد ءايه 33) dadka alle rumeeyayow alle adeeca rasuulkiisana adeeca haku burinina acmaashiina gaalnimo iyo macaasi . Nabiga صلى الله عليه وسلم )) qofkii camal sameeyo camalkaas oo eheyn amarkeena waa mid lagu celinaayo oo aan laga aqbaleyn ( رواه مسلم  ) .

S4-  ma caabudeynaa alle annagoo ciqaabtisa iyo caradiisa ka baqeyno oona rajeyneyno naxariistiisa iyo janadiisa ?

J- Haa Alle waa cabudeynaa anagoo ka baqeyno ciqaabtiisa iyo caradiisa oona rajeyneyo raxmadiisa iyo naxariistiisa Alle asigoo tilmaamayo adoomadiisa wuxuu yiri ( سورة الأعراف: ءاية 56 ) waxey caabudayaan, tuugayaan  oo u yeeranayaan rabigooda cabsi dartiisa oo ciqaabtiisa ey ka baqayaan eyna rajeynayaan janadiisa iyo naxariistiisa .  Nabiga ( صلى الله عليه وسلم  ) wuxuu yiri: Alle janno ayaa weydiistaa naarna waa ka magangalaa)  ( صحيح رواه أبو داود).

 

S5- Waa maxaay wnaajinta cibaadada lawanaajiyo?

J-Wanaajintu : Allah ilaalintiisa iyo lasocoshadiisa cibaadada dhexdeeda uu kuula socdo, siduu mararka kale kuula socdo. Alle wuxuu yiri: ( 219,الشعراء  ءاية : 218)Allaha ku arkaayo markaa istageyso kaligaa iyo gad gadoonkada kuwa sujuudayo dhaxdooda aa ku gad gadoomeyso.

( markaa jamaacada ladukaneyso wuu ku arkaa , markaa kaligaa dukaneyso wuu ku arkaa). Nabiga صلى الله عليه وسلم ) ) : wanaajinta cibaadada alle oo lawanaajiyo waa inaad alle caabudo si adigoo arkaayo , hadaada   arkeynin alle asigaa ku arkaayo رواه مسلم)).

S6- Ilaahey rususha muxuu usoo diray ?

J- Ilaahey rususha wuxuu usoo diray Alle in  lacaabudo kaligiis  oo shirkiga laga anfiyo (cibaadadiisa aan cidkale lala wadaajin ). Alle wuxuu ku yiri   النحل :36 ) سورة ) . wallahi ummad walbo waxan kasoo dhex saarnay rassul dadka ugu yeerayo Alle kaligiis iney caabudaan eyna ka fogaadan (daquudka ) waa sheydanka dadka ugu yeerayo Alle cid aan eheyn in lacaabudo .

 

Nabiga صلى الله عليه وسلم  ) wuxuu yiri : anbiyadu waa walaalo…. Diintooda waa isku mid  متفق) علبه)  ( iimanka iyo islaanimada ayey walaalo ku yihiin , diintoodo waa mid waxaa loola jedaa aslu diini , dhammaan anbiyada dadka waxey ugu yeerayeen  Alle kaligiis in lacaabudo oo cibaadadiisa cidkale aan lala wadaajin.)

 

S7-waxaa maxay Alle inloo kaliyeelo rabinimadiisa ?

Alle rabinimada in loo kaliyeelo macnaheedu : Alle ficiladiisa in loo kaliyeelo sida, waxbuu nooleyaa cidkale wax Maloney karto , waxbuu dilaa cidkale wax madili karto , roobkuu kenaa cidkale roob makeeni karto , abaarbuu kenaa cidkale abaar makeeni karto , cudurkuu qadaraa cidkale cudur makeeni karto , cafimaadkuu kenaa cidkale caafimaad makeeni karto ,  qofkuu doono gablan ka dhigaa cidkale gablan kama dhigi karto, qofkoo doono ayuu caruursiya cidkale caruur masii karto , ficilada alle uu sameeyay cid samey karto majirto kaligiis baa samey karo .

 

Alle wuxu yiri : mahad dhammanteed alle ayey usugnaatay caalamiinta rabiga abuurtay Kalimada rabi sadax macno ayey leedahay 1-  kan wax abuuro 2- kan iska leh 3- midka maamulo. Nabiga صلى الله عليه وسلم wuxuu yri : rabiga samawaadka iyo dhulalyaalka rabiga abuuray , maalo , iska leh ayaa tahay متفق عليه ) )

S8- Ilaahnimada hala kaliyeelo maxaa loola jedaa  ?

J-  Towxiidkas waa Alle in loo kaliyeelo cibaadada sida baryada alle ( sida cafimadka , cudur in la qaado , roob in lakeeno , ilmo in lagu siiyo ,caruurta in lagu hanuuniyo ,janna in lagu siiyo cadaab lagaa badbaadiyo , wax yaalaha adoomada eysan  awoodin waa inaan laweydiisan oo alle kaligiis la weydiisto.

 

Gowraca ( marka wax loo qalaa  weyneny ugu dhawaasho waa in alle kaliis loo qalaa oo cidkale loo qalin ) iyo shardi xirashada . Alle wuxuu ku yiri سورة البقر:163 ) ) midka aad caabudaan waa alle kaligiis oo cibaada xaqa u leh , mid xaq lagu caabudo majiro asiga  ma ahanee  allahasoo naxariista ballaran ku sifeysan oo naxariistiisa gaarsiiya cida uu doono.

 

Nabiga صلى الله عليه وسلم  wuxuu yiri: markuu mucaad ibnu jabal yaman udiray wuxuu ku yiri sidan ( dadka ha ahaaden waxa ugu horeeyo aad ugu yeereysid iney ka marqaadi kacaan alle xaq lagu caabudo inuu san jirin asiga kaligiis ma hinee متفق عليه  riwayad kale oo bukhari kusan ( cibaadada alle ukaliyeela.


Comments