S9- Muxuu yahay kaliyeelida magacyada iyo tilmaamaha alle loo kaliyelayo ?
J= Macnuhu wuxuu yahay in loo sugo sheygii alle uu ku
tilmaamay naftiisa uuna kula tilmaamay kitaabkiisa quraanka karimka ama uu ku tilmaamay rasulkiisa uuna kula
tilmaamay axaadista saxiixa ,tilmaamahaas iyo magacyadaas si dhab ahna loogu
sugo alle . Waa inaan sifadkaas la leexin
sida : istawaa la dhihin istowlaa , carshigiyaa alle ka qaalib
noqday ,bandhigida waa in laga fogaado waana labo qeybood bandhigidaas ,mid waa xaq midna
eaa baadil .
bandhigida
xaqa waxa weeye sifaadka alle annaga keyfkooda garan meyno oo alle loo
bandhigo , bandhigida baadilka ah waxa ah sifaadka allle macaanidooda lagarnmaa in
ladhaho sida إستواء ،والنزول ،واليد sifadka alle macnahooda waa lagaranaa lakiin
keyfkooda lagaranmaa , shabihid : waa inaan alle lala mid dhigin
adoomadiisa oo lagu shabihin .
macno tirid: lamacno tirimaa oo sifada alle macnaha
laga siibimaa , sida kornoqoshada uu kornoqday oo carshigiisa uu kasara maray ,
kornoqoshada alle uu kornoqday . sifaadka alle loo sugaayo waxaa kamid ah
kornoqoshada alle uu kornoqday ,
soodagida alle uu soodago samadaan dhaw iyo alle inuu gacan leeyahay .
Alle wuxu yiri{ alle wax u dhigmo majiro alle waa mid
maqal badan oo aragti badan} (
الشورى 11)
. Nabiga : { alle wuu soo dagaa habiin kasta samadaan dhaw } متفق عليه . alle wuu soodagaa soodagitaan asiga ucunama weynankiisa ,
soodagitaan aan shabaheynin qof soodagidiisa oo makhluuqadkiisa kamid ah .
S10- Allah halkuu jiraa/ku sugnaaday?
J= Allah carshiga korkiisa kusugnaaday samada
korkeeda kusugnaaday . Allah wuxuu yiri {Allaha naxarista balllaan carshigiisa
kasara maray oo ka kornoqday}. (5: طه ).
{Nabiga : wuxu yiri: { ilaahey wuxuu qoray kitaab , katabkasoo alle
agtiisa ahaaday carshiga korkiisa ayuu ku sugnaaday }.متفق عليه .
S11- Alle manala jiraa/lajirkeena mayahay ?
J= Alle
wuu nala jiraa maqalkiisa ayuu nugula jiraa , aragtidiisa nagula jiraa ,
aqoontiisa /ogaalkiisa nagula jiraa . marka la leeyahay ilaahey lajirkoona
ahaaday macnaheeda maahan ilaahey daatadiisa adoomada ku jirta. Alle wuxu
yiri:{nabi muuse iyo nabi haruunoow habaqinina anaa idinla jira waa idin maqla
hadalkaa leedihiin iyo hadalka uu idin dhahaa waana idin arkaa}.(طه :46 ).
Nabiga: wuxuu
yiri: { adinka waxa tuugeydaa mid maqal badan oo dhow wuu idinla jiraa ,
cilmigiisa idinkula jiraa}.رواه مسلم . saxaabada qeybo ka tirsan ayaa digriga alle
kor uqaaday , Nabiga: wuxuu ku yiri: dadow naftiina utura /naftiina unaxarista {
waxa tugeydaan mid maqal badan oo dhow oo idinla jira cilmigiisa ayuu idinkula
jiraa . }.
S12- Towxiidka faa’iidadiisa muxu yahay ?
J= Towxiidka faa’iidadiisa waa in lagu nabadgalaa
aakhiro cadaabkana laga nabad gala, in
lagu hanuuniyo oo dariiqii xaqa alle ku fahamsiiyo aduunyada dhexdeeda iyo dambiyaalka oo laisku dhaafo . Allah
wuxuu yiri: { dadka xaqa rumeeyay aanan ku darin iimankooda shirki kuwaas
iimanka towxidka baraxa la’ laga helay shirkiga kabadbaaday waxaa usugnaaday
nabadgalyo oo cadaabka alle ey ka nabadgalaan waana kuwo hanuunayo oo xaqa alle
waafajinayo iney ku dhaqmaan}. ( سورة الأنعام : 82 )
Nabiga : wuxu
yiri: {xaqa ey adoomada ku leeyihiin alle korkiisa ahaaday , ilaahey cidna kuma
waajibido ee asigaa isa saaray naxariis uu unaxariisanayo adoomadiisa , inuusan
cadaabeynin qofkii aan lawadaajin cibaadadiisa cidkale}. متفق عليه .
S13- Camalka in la aqbalo shuruudeeda maxey tahay?
J= camalka in la aqbalo shuruudeda ilaahey agtiisa waa
sadax waxeyna kala yihiin: 1- waa in
alle la rumeeyo cibaadadana loo kaliyeelo: hadii shardigaas lawaayo oo cibaadada
alle cidkale lala wadaajiyo , cibaadadaas alle ka aqbalimaayo maxaa yeelay
sadaxda shardi ee cibaadada lagu aqbalo mid kamid ah ayaa lawaayay shardigaas oo ah in alle la rumeeyo
cibaadadana loo kaliyeelo .
Alle wuxuu yiri: { dadaka xaqa rumeeyay oo iimanka
laga helay , kadib acmaasha wan
wanaagsan sameyay ee daacadkii laga
helay , dadkaas waxaa usugnaaday
janaatul firdows martiqaad xaal ey tahay }. ((الكهف : 107 . ninaa uu yimid nabiga oo wey distay inuu
nabiga usheego wax uu ku kaftooma oo cidkale uusan weydiinin Nabiga: wuxu yiri:
{dheh alle ayaan rumeeyay kadibna
kutosnow } .رواه مسلم . oo wixi alle iyo rasulkiisa ku amreen samey
waxey karebeenna kahar .
2- cibaadada alle waa in loo kaliyeelo: waa in camalka ilaahey dartiis usameysid
istus tus la’aan iyo ismaqashiin la’aan . Nabiga صلى الله عليه وسلم : wuxuu yiri sadaxda qolo ee ugu hereyso ee
narta lagu shidaayo eeyehiin qof mujaahid asigoo gaalo ladagalamaa ladilay, mid
sadaqabadan la bixi jiray iyo mid
kitabka quraanka yaqaan ee dadka u akhri jiray , sadaxdooda waxa laga waayay oo
naarta ey ku galeeen camalka ey sameyeen ayaa laga waayay ineey alle ubarax tiraan
/alle dartiis eey usameyaan .
Alle wuxu yiri:
{ dadka lama amrin wax kale iney alle cabudaan ma
ahanee xaal ey ubarax tirayan alle
daacada}.( البينة : 5
). 3- camalka waa inuu waafaqo diinkii uu
layimd rasulka : Alle wuxu yiri: ( rasuulka wuxu idinsiiyo kaqaata
wuxu rasuulka idinka reebo kahara ) .( الحشر : 7 ) . Nabigaصلى الله عليه وسلم :
wuxu yiri: { qofki camal
sameeyo camalkaas oo eeheyn amarkeena
waa mid lagu celinaa oo laga aqbaleynin }. رواه مسلم .
S14- Danbi kan ugu weyn muxuu yahay ilaahey
agtiisa?
J= danbiyaal kan ugu weyn ilaahey agtiisa alle oo
cibaadadiisa cidkalle loogu daro oo cibadadiisa lala wadajiyo , tusaale:
cibaadada alle oo cidkalle lala wadaajiyo waxaa kamid ah :
alle ayaa roob laweydiista owliyadana waa
laweydistay, alle ayaa nadar lala galay owliyadana nadar ayaa
lalagalay .
acmaashaas aan
kor kusoo xusnay dhammaantood iyo kuwo kale oo badan oo alle lala wadajiyay , dhammantood waxey
soo hoosgalayaan danbiyalka kan ugu waaweyn ilaahey agtiisa , waxaa haboon oo uwanagsan adoomada allle iney
alle kaliis caabudaan oo eysan cidna lawadajin cibaadadiisa .
Alle wuxu yiri: luqmaanul xakiim asigoo wilkiisa
llaballamaa/la dardaarmaa { wiilkeyga yarayow alle cidkale wax ha ugu darin in
alle wax lala wadajin waa dullmi weyn }. ( القمان : 13 ). Markii laweydiyay rasuulka allleصلى الله عليه وسلم danbi kan ugu weyn ilaahey agtiisa wuxu yiri:
inaad allle u yeeshid mid lamid ah asigoo ku abuuray. متفق عليه .
S15- shirkiga weyn muxuu yahay ?
J= Shirkiga weynanka badan waa cibaadada alle xaqa
ulahaay in loo leexiyo alle cid aan alle eheyn sida: alle cid aan eheyn in la tuugo oo laga tuugo
adoomada waxeysan awoodin , lakiin hadaweydisato adoomada alle waxey awoodan oo
weydisato shirki maahan, hadii adoomada weydisatid roob , risaq weydiisatid , caruur weydisatid , taas waa mida laga digaayo waana shirkiga
weynanka badan .
Waxa kale oo la ogoleyn inaad gargaar weydiisatid dad
dhintay iyo kuwo nool ee kaamaqan : wax asbaab oo isku kiin xirtona
eysan jirin kuwa nool ee kamaqan , hadii
ey jirto wax asbaab ah oo isku xirto wuxu lamid yahay qof nool oo ku agjoogo , qof kaa maqan hadaad uyeerato oo gargaar ka
dalabto waxaad ku shabahday alle maxa yeelay alle ayaa meel walbo wax ka maqlo.
Alle wuxu yiri: {alle caabuda cibaadadiisa cidkale
hala wadajina } (النسا : 36 ).Nabiga صلى الله عليه وسلم : wuxu yiri:{ danbiyada waa weyn kan ugu weyn
waxa kamid ah alle oo cibadadiisa cidkale logu daro} رواه البخاري .
S16- Shariikyelid Malaga helaa ummadaan dhexdeeda ?
J= Haa ummadaan dhexdeeda waa laga helayaa dad shirkiga
ku dhacaya ,magaca ummad waa labo qeybood
1- ummatul ijaaba waxa layirahdaa ummada nabi muxamed صلى الله عليه وسلم rumeeyay
iyo 2-ummatu dacwa waxa layirahdaa ummada nabi
muxamed
صلى الله عليه وسلم loo so diray ey waajib kutahay iney rumeyaa lagasoo
bilaabo markii lasoo diray ilaa qiyaamu saac .
Alle wuxu yiri : {dadka ma rumeynayaan badankooda illa
ayagoo shirki sameynayan maahinee} يوسف : 106 ) ) . Nabigaصلى الله عليه وسلم :
wuxu yiri: (saacada qiyaamaha dhici meyso ilaa ey haleesho qabiilooyin
ummadeyda kamid mushrikiin , sanamyaalna ey cabudaan ) صحيح رواه التّرمديّ .
S17- Kuwa dhintay baryida la baryo ama kuwa
maqan baryida la bayo xukunkooda muxu yahay?
J= Dadka dhintay baryida la baryo ama kuwa maqan
baryida labaryo dadkaas kaa maqan oo eysan jirin wax sabab ah oo isku kiin
xiraa sida isgartiinta oo kale maxa yeelay dadka isgarsinta isticmaalo oo
kaamaqan wuxu lamid yahiin dad nool oo
kula joogo sida ey ujawabaan ayuu qofkaas kuugu jawabaa, hadad barido oo
uyerato dad dhintay ama kuwo kaamaqan oo wax sabab ah oo isku kiin xiraa eysan
jirin waxey kamid tahay shirkiga weynanka badan.
Hadaad uyeerato dad dhintay ama kuwo kaa maqan waxey
lamid tahay shabihid aad alle ku shabahday maqluuqadkiisa maxa yeelay alle ayaa
meel walbo wax kamaqlo , cidkale ha uyeeran ee alle kaligiis tuug baryada alle u gooni yeel.
Alle wuxu yiri: {hatuugin oo ha uyeeran alle kasoko
wax aan wax kutareyni hadaad caabudo , aana kudhibi Karin hadaad cibaadadiisa
katagto hadaad sameyso arinkaas oo ah cid aan nacfi keeni Karin dhib keeni
Karin hadaad caabudo waxaad kamid noqonee mushrikiinta}.Nabigaصلى الله عليه وسلم : wuxu yiri: {qofkii dhinto asigoo caabudo
alle kasoko mid lamid
ah alle naarta ayuu gala}رواه البخاري )
S18- baryada alle la baryo cibaado matahay ?
J= Haa ducadu waa cibaado . Alle wuxu yiri: { rabigiin wuxu yiri: ibarya /ituuga waan inka aqbalaa kuwa iska
weyneysiiyo baryadeyda waxey gali doonan jahanamo ayagoo duleysan } غافر: 60
) . Nabiga صلى الله عليه وسلم : wuxu yiri: ( baryada ayadaaba ciibaada ah ) . رواه أحمد ، وقال الترمديّ حسنٌ صحيح .
shirkiga waxad uga badbaadi kartaa inaad wax
weydisatid qof nool oo kula joogo ama qof kaamaqan oo isgarsiin isku kiin
xireyso qofkaas wuxu lamid yahay qof kula joogo siduu ujawaabo ayuu kugu waabi
karaa , qofkaas waa inaa weydiisatid
wuxuu awoodo .
S19- kuwa dhintay ma maqlayaan baryida la
baryaayo ?
J= Ma maqlayan { meydka hadii qabriga ladul istaago
inuu wax maqlayo ayaa sugan , meyka qabriga ku jiro marka dultagan tahay wey
maqlayaan , hadaad ka tagto qabriga kuma maqlayaan taas culimada oo dhan ayaa
isku wafaqsan , qofka markuu dhinto maqalkiisa waa lawasiciyaa meel ey ku sugan
tahay majirto taasina waxey lamid tahay inaad alle ku shabahday
maqluuqadkiisa waxeyna kamid tahay
shirkiga weynanka badan .
Nabi muxamadow:{ dadka dhintay wax ma maqashii kartid
}النمل : 80 (culimada aqwashooda labo qowl ayaan kaso
qadaneynaa 1-qofkaan qabriga ku jiro inta waanido oo wanadii kaa qato oo
islaamo ma anfaceeydo qofka
markuu dhinto towbadiisa weey dhammatay . 2-dadka gaalada ee quluubtooda dhimatay
xaqa ma fahamsii kartid .{Nabiga suubanow matihid mid maqashii karo dadka
qubuuraha ku sugan } فاطر : 22 ) )
Comments
Post a Comment